June 11, 2021

June 11, 2021

Hay’addaha Gargaarka oo Ka Digaya Macluul Ka Dilaacda Gobolka Tigray

     In ka badan 350,000 qof oo ku nool gobolka Tigray ee dalka Ethiopia, ayaa waxaa haysta xaalado macluul, iyadoo…

Xisbiga UCID oo Maayirnimadii Uga Tanaasulay Cabdikariin Axmed Mooge

     Waxaa si rasmi ah maanta gelinkii dambe loo soo afjaray khilaafkii mudada badan taagnaa ee loogu jiray Maayirnimada Caasimada…

Waalidiintii Caruurtoodu Ka Maqnaayeen oo Maalintii Labaad Banaanbax Ka Dhigay Muqdisho

     Magaaladda Muqdisho waxaa maalintii labaad ka dhacay Banaanbax ay dhigayaan Waalidiintii ay ka maqnaayeen caruurtoodu ee dowladda Soomaaliya u…

Ilhaan Cumar iyo Xildhibaano Yuhuud Ah oo Ka Tirsan Congreska oo Foodda Is Daray

     Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Congreska Mareykanka, ayaa waxay jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo yeedhay xubno…

Warsidaha Wales Online oo Warbixin Kaga Faallooday Dimuqraadiyadda Somaliland

     Warsidaha Wales Online oo warbixin kaga faallooday dumuqraadiyadda Somaliland iyo Doorashooyinkii ka qabsoomay, ayaa sheegay in Somaliland Doorashooyinkii ka…