May 31, 2021

May 31, 2021

Codbixinta Doorashadii Wakiillada iyo Deegaanka oo Si Nabad Ah Ku Soo Dhamaatay

     Waxaa si nabad ku soo dhamaatay Codbixinta doorashadii goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka Somaliland ee saaka ay u dareereen shacabka…

Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Codbixintu Aanay Ka Dhicin Sanaag Barri

     Somaliland ayaa beenisay warar ka soo baxay maamul goboleed Puntland oo sheegay in aanay codbixinta doorashooyinka goleyaasha Wakiiladda iyo…

Kenya oo Ku Hanjabtay Inay Joojin Karto Duulimadyada Bani’adanimo Ee Soomaaliya

     Dowladda Kenya, ayaa uga digtay hay’addaha Qaramada Midoobay, Ururada Caalamiga ah iyo Howlgallada Diblomaasiyadeed inay joojin doonto dhammaan duulimaadyada…

Warbaahinta Dunida oo Si Weyn Uga Faallooday Doorashooyinka Somaliland Ka Qabsoomay

     Warbaahinta kala duwan ee caalamka, ayaa maanta si weyn wax uga qortay nabadgelyadda iyo dimuqraadiyadda ay Somaliland uga qabsoomeen…

Somaliland: Hooyo Iyada oo Codeyneysa Ay Fooshu Qabatay

     Hooyo kamid ahayd dadkii codkooda ka dhiibanayay doorashada isku sidkan ee goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee saaka qabsoontay Somaliland,…

Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka oo Codadkooda Ka Dhiibtay Codbixinta Doorashada

     Hoggaanka xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI, ayaa saaka Codadkooda ka dhiibtay doorashada isku sidkan ee goleyaasha Wakiillada…

Shacabka Somaliland oo Saaka U Dareeray Goobaha Codbixinta

     Shacabka Somaliland, ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta, si ay u soo doortaan xildhibaannada golaha Wakiillada iyo Deegaanka. Waxaana…

Madaxweynaha Somaliland oo Subaxnimadii Hore Ee Saaka Codkiisa Ka Dhiibtay Goobta Codbixinta Ee Hay’adda Shaqalaha

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo subaxnimadii hore ee saaka codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda oo uu hore…