May 17, 2021

May 17, 2021

Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Shaaciyay In Faro-galin Shisheeye Lagu Hayo Dalkiisa!

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa sheegay inaanu oggolaan doonin in dibu dhacyada doorashada guud ku yimid loo isticmaalo ajandayaal…

Midowga Yurub Iyo Qaramada Midoobay Oo Gaadiid Tiro Badan Ugu Deeqay Xukuumada Somaliland

Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa 13gaadhi kala wareegay midowga yurun sweden iyo unta kaasi oo ay ugu deeqeen…

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo Sheegay In Somaliland Joojinayso Wadahaladii Udhexeeyay Somaliya, Muxuuse Ka Yidhi Dadka Aan udhalan dalka Ee Codaynaya

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ku baaqay in xukuumadu joojiso wadahadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya maadama aanay…

Wefti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Somaliland U Yimi Ka Qayb-Galka Xuska 18 May.

     Xubno Ka Mid ah Golaha Wasiiradda Somaliland iyo Taliyaasha Ciidamada Somaliland Ayaa Madaarka Caasimada Hargeysa Ku Soo Dhaweeyay wafti…

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

     Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu soo dhamaystay…

Wasiirro Soo Kormeeray Dhismaha Jidka Laascaanood iyo Kalabaydh

     Wasiirrada wasaarrada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka iyo hawlaha guud Guryeynta iyo dhulka Somaliland iyo badhasaabka Sool ayaa maanta kormeeray…