April 28, 2021

April 28, 2021

Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga ka Jaray Mashaariic Ay Dawladda Hoose Ee Degmada Berbera ka Hirgelisay Gudaha Magaalada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashaariic waaweyn oo ay dawladda Hoose ee degmada…

Jidka Isku Xidha Kalabaydh iyo Wajaale Oo Daadad Waxyeelo Gaadhsiiyeen

     Roobab xoogan oo maalmahan ka da’ayay gobolka Gabiley ayaa waxyeelo soo gaadhsiiyay jidka isku xidha Kalabaydh iyo Wajaale. Waxaanay…

Laascaanood: Ururka Kaalmee Kuwan Oo Raashin U Qaybiyay Danyar iyo Agoomo

     Ururka Kaalmee Kuwan ayaa maanta magaaladda Laascaanood  raashin ugu qaybinay 200, oo qoys oo isugu jiray Agoomo iyo danyar…

Madaxweynaha Somaliland oo Si Adag Uga Hadlay Barakicinta Shacabka Muqdisho iyo Damaca Farmaajo

Biixi iyo Farmaajo      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga hadlay xaaladdaha cakiran ee dhanka siyaasadeed ee…

Kenya Oo Somaliland Ka Taageeraysa Tira-koobka iyo Xog Ururinta

Home       Dawladaha Somaliland iyo Kiiniya, ayaa iska kaashanaya tira-koobka  dadka iyo tababaradda kor loogu  qaadayo aqoonta bulshadda. Kadib markii…

Roobab Ka Da’ay Saylac Oo Xanibay Gawaadhida Xamuulka iyo Shaqadii Kastamka

     Roobab xoogan oo maalmahan ka da’ay deegaamo ka tirsan gobolka Selel ayaa xanibaad iyo dhibaato ku keenay shaqadii maamulka…