April 24, 2021

April 24, 2021

Soomaaliya oo Markale Eedayn U Jeedisay Waddamada Kenya iyo Jabuuti

Soomaaliya, Jabuuti iyo Kenya      O Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmana Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa…

Ciidanka Dab-Demiska Burco Oo Bad-baadiyay Ilmo Yar

     Ciidanka Dab-demiska ee magaaladda Burco ayaa la sheegay in ay xalay soo bad-baadiyeen Ilmo yar oo Suuli ama Musqul…

Somaliland oo Lagu Amaanay Doorashooyinka Ay U Jihaysatay

Doorashooyinka Somaliland      Dalka Somaliland ayaa u jihaysatay dhinaca doorashooyinka, waxana ay 31-ka Bisha May ee sannadkan ka qabsoomaya doorashooyinkii…

Shirkadda Sagal Jet Oo Soo Bandhigtay Addeegyo Cusub

     Shirkadda daabacaadda casriga ah ee Sagaljet ayaa soo bandhigtay adeegyo cusub oo loogu tallo galay murashaxiinta u tartamaya doorashooyinka.…

Cabdiraxmaan Caynte oo Tilmaamay Inay Somaliland Ka Jirto Dimuqraadiyad Naadir Ka Ah Geeska Afrika

Cabdiraxmaan Caynte      Wasiirkii hore ee Qorsheynta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte, ayaa majeertay dimuqraadiyadda iyo Horumarka ay Somaliland…

Tiro-koob Lagu Samaynayo Ciidamadda Asluubta Somaliland

     Waxaa maanta magaaladda Hargaysa laga bilaabay diiwaan gelin lagu samaynayo dhamaanba ciidamadda Asluubta ee Somaliland. Tiro-koobkaasi  oo ka kooban…