April 19, 2021

April 19, 2021

Xukuumadda Somaliland oo Ka Digtay Roobab Mahiigano Ah oo Ku Soo Fool Leh Dalka

     Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay digniin culus ka soo saartay khatarta Roobab waa weyn oo mahiigaano ah oo ku…

Barnaamijka Afur-kalkaal Oo Raashin Loogu Qaybiyay 50 Qoys Oo Kamid Ah Qoysaska Danyarta Ah Ee Ku Nool Hargeysa + SAWIRRO

Home       Barnaamijka Afurkalaal Oo Ay Soo Agaasimeen Dhalinyaro Mutadawaciin Bisha Barakaysan ee Ramadaan Ayaa Raashin loogu Qeybiyay Qoysaska Danyarta…

Faysal Cali Waraabe: Intii Kulmiye Talada Qabtay, Somaliland Horumarkii Laga Doonayay May Samayn

Faysal Cali Waraabe      Guddoomiyaha xisbiga mucaarad ka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in tan iyo markii…

Farmaajo oo Kinshasa Kula Kulmay Felix Tshisekedi

Farmaajo iyo Felix Tshisekedi        Madaxweynaha Soomaaliya ee muddo xileedkiisu dhacay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar ku joogo Dalka…

WHO oo Qalab Caafimaad Ku Wareejisay Xukuumadda Somaliland

– Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa wasaarada caafimaadka Somaliland ku wareejisay qalab shaybaadh oo ka kooban 8500 oo ah…