April 14, 2021

April 14, 2021

Sarakiil iyo Ciidan Ka Soo Goostay Maamulka Puntland oo Somaliland Isu Soo Dhiibay

     Saraakiil iyo ciidan ka soo goostay maamul goboleedka Puntland oo ku gaashaaman hubka noocyadiisa kala duwan, ayaa maanta isu…

Maraykanka Oo Ka Hadlay Muddo Kordhintii Baarlamaanka Soomaaliya

     Dawladda Maraykanka ayaa ka hadashay muddo kordhintii ay shalay golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya sameeyeen. Tallaabadaasi ayay dawladda…

Suldaan Ibaraahin Jaamac Samatar oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Gabiley

    Waxaa goor-dhawayd oo maanta ah magaalada Gabiley aas qaran loogu sameeyay alle ha u naxariistee Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo…

Guddiga Nabadgalyada Gobolka Togdheer oo War Ka Soo Saaray Mudaharaadyadii Ka Dhacay Burco

     Guddiga nabadgeliyada gobolka Togdheer, ayaa waxa ay ka hadleen mudaharaadyo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay magaaladaasi.…

Ciidamada Booliiska Somaliland oo Xabsiga Dhigay Wariye Aadan Cabdi Ciidle

     Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Wariye Aadan Cabdi Ciidle oo mudo dheer ku soo jiray Warbaahinta dalka.…

Somaliland oo Caalamka U Soo Bandhigtay Hungada Soomaaliya Ka Taagan Tahay Kalitalisnimada Farmaajo

     Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay ka xun tahay qaska Siyaasadeed iyo Dimuqraadiyad la’aanta ka jirta dalka la dariska ah…

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada oo Sheegay in Ansixintii Xeerka Ururrada Siyaaadda Loo Maray Nidaam Khalad Ah

     Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Xeerka ururrada siyaasadda ee…

Golaha Wakiillada oo Laalay Xeerka Tamarta oo Dhowaan Xukuumaddu U Soo Gudbisay

     Fadhi ay maanta yeesheen Xildhibaanadda golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxa ay ku laaleen wax ka baddel lagu sameeyay xeerka…