April 7, 2021

April 7, 2021

Wasiirro Kormeeray Dhismaha Wadadda Berbera Corridor

     Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta kormeeray Wadadda Berbera corridor  ee isku xidhaysa wadamadda…

D/hoose ee Laascaanood waxaa ka go’an horumarinta iyo dayactirka Wadooyinka

Dawladda hoose ee magaaladda Laascaanood ayaa mudooyinkanba waxay hawlo dayactir iyo dhismaha waddooyin cusub oo cusub oo laga hirgelinayo gudaha…

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Furay Kulan Lagu Gorfaynaayo Horumarka Dalka

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland      Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay Daahfurka Dalladda Sahamiye oo…

Imaaraadka Carabta Oo Raashin Caawimo ah Soo Gaadhsiisay Somaliland

     Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta jamhuuriyadda Somaliland soo gaadhsiisay caawimo raashin iyo cuntooyin kala duwan isugu jirta noocyo fara…

Muqdisho: Shirkii Madaxda Soomaaliya Oo Mar Kale Fashil Ku Soo Dhamaaday

     Waxaa mar kale fashil ku soo dhamaaday shir u dhexeeyay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda dawlad goboleedyadda Soomaaliya, sida ay…

Puntland iyo Jubbaland Oo Beeniyay In Uu Fashilmay Shirkii Afisyoone

     Maamul goboleedyadda Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay in aanu jirin wax  fashil ah oo ku yimid shirkii u dhexeeyay…

Mulkiilaha Xawaalada WorldRemit oo $500 Milyan oo Dollar Ku Maalgalinaya Mashariicda Horumarinta Somaliland

Mulkiilaha Xawaalada WorldRemit      Mulkiilaha shirkada WorldRemit DR. Ismaaciil Ibraahim Axmed, oo Hargaysa ka daahfuray hay’add layidhaa Sahamiye foundation, ayaa…