March 29, 2021

March 29, 2021

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Adeegyo Cusbitaalka Hargeysa Lagu Kordhiyey

     Wasiirka Horumarinta Caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi, ayaa Xadhigga ka jaray qaybo Cusub oo lagu soo kordhiyey Cusbitaalka guud…

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyey Xilliga Ay Kaadh-qaadashadu Ka Bilaabmayso Maroodi-jeex, Togdheer iyo Awdal

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka      Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac), oo Maanta Warbaahinta la hadlay, ayaa Sheegay in…

Golaha Wakiilada oo Ansixiyay Xeerka Shaqaalaha Dowladda

Baarlamanka Somaliland      Xildhibaanada aqalka golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhi ay maanta yeesheen ku ansixiyay xeerka shaqaalaha dawladda ee xeer…

Hay’adda Al-raxma Al-khayriya oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiisay Deegaanka Fara-weyne

     Hay’adda khayriga ah ee Jimciyatul Al-raxma Al-khayriya ayaa waxaa ay deeq biyo dhaamis ah gaadhsiiyay deegaano ka mid ah…