March 27, 2021

March 27, 2021

Wasaaradda Biyaha Oo Sool U Dirtay Riigg Ceelal Ka Qodi Doona Gobolkaasi

     Wasiirka wasaaradda biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa aamnta laba baabuur oo Wiishashka ceelasha qoda ah iyo gaadiid kale…

Kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya oo Lagu Kala Dareeray iyo Buuq Hadheeyay

Golaha Shacabka Soomaaliya      Waxaa buuq iyo is qabqabsi ku soo idlaaday kulan ay maanta u balansanaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka…

Hormuudkii Kuliyadda Caafimadka Ee Jamaacada Hargeysa oo Geeriyooday

Prof. Diiriye Ismaaciil Ereg      Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ku geeriyoodey Hormuudkii Kuliyadda…

Musharraxa La Tartamaya Ismaaciil Cumar Geelle oo Bilaabay Ololahiisa Doorashada

Madaxweyne Geelle iyo Musharrax Zakariya Ismaaciil      Dalka Jabuuti waxaa maalintii labaad galay ololaha doorashada madaxtinimada ee lagu wado inay…

Faratoon oo Ka Hadlay Xaaladda Siyaasadeed Ee Gudaha iyo Dibedda Somaliland

Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)      Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, oo xilka Wasiirnimo ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland iska…

Talaalka Covid-19 Oo Laga bilaabay Laascaanood

     Waxaa maanta rasmi ah looga daah-furay magaaladda Laascaanood tallaalka xanuunka Coronavirus. Talaalka oo ay daah-furtay wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa…

Faysal Cali Waraabe: Somaliland Uga Baqi Maayo Cadow Shisheeye Ee Waxan Uga Baqayaa Maamul Xumo

Faysal Cali Waraabe      Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ku…