March 18, 2021

March 18, 2021

DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Soo Kormeeray Dhismaha Wadooyin Laami Ah Oo Ay Ka Hirgalinayaan Magaalada Wajaale

Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xoghayaha dawlada iyo xubno katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa manta kormeer kusoo maray dhismaha…

Guddida Xallinta Khilaafaadka Musharixiinta Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Cabashooyin Kasoo Gaadhay Qaabka Wax Loo Xulay.

Gudida xalinta khilaafaadka musharixiinta xisbiga wadani ayaa ka hadlay cabashooyin kazoo baxay qaabkii ay wax uxuleen murano udhexeeyay musharixiinta qaar…

Warbaahinta Imaaraadku Maxay Ku Sheegtay Shaqada Wakiilkii Uu Madaxweyne Biixi Ka Guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga? Dubai (W,N)-Warbaahinta Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa wax ka

Warbaahinta Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa wax ka qortay Wakiil Dawladda Imaaraadka Carabtu u soo Magacowday Somaliland, kaasi oo Toddobaadkan uu…

Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Ismaaciil Mire Maxamed Oo Ku Geeriyooday Hargaysa

: TACSI MADAXWEYNE: 18/03/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya…

DAAWO;-Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Kulan La Yeeshay Waalidiinta Ardayda Waxka Barata

Maamulka guud ee dusgiyada nuuraadiin Ayaa Maanta kulan la qaatay waalidiinta ardayda waxka barata dugsiyada Nuuraadiin gaar ahaan qaybtii maalintii…

Dawlada Itoobiya Oo Ogolaatay Baadhitaan Ay Hore Uga Diidaneyd Qaramada Midoobay In Lagu Sameeyo Gobolka Tigrey

Madaxa xuquuqul insaanka Qaramada Midoobey Michelle Bachelet ayaa ogolaatay codsigii Ethiopia ee oo ku saabsanaa in si wadajir ah baadhitaan…