March 15, 2021

March 15, 2021

Taiwan oo Soo Dhawaysay Wakiilka Imaraatku U Soo Magacaabay Somaliland

     Wakiilka Taiwan u fadhiya Somaliland Allen C. Lou ayaa soo dhaweeyay Wakiilka Imaraat ku u soo magacabay Somaliland. Wakiilka…

Dhageysiga Dacwadda Badda Ee Kenya iyo Soomaaliya oo Maanta Hague Ka Bilaabmaysa

Home      Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Hague ee dalka Holand uu ka bilaabmo dhageysiga dacwada muranka badda ee u…

Markab Weyn oo Sida Wiishashka Dejinta iyo Rarista Koontiinarada oo Soo Gaadhay Dekedda Berbera

     Dekedda magaalada Berbera waxaa maanta soo gaadhay Markab weyn oo lagu magacaabo Shanghai 29 oo siday Wiishashka Dejinta iyo…

Madaxweynaha Jabuuti oo Qaatay Tallaalka Covid-19

     Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta qaatay tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19, sida uu ku shaaciyay barta uu…

Somaliland oo Sahamin Ku Samaynaysa Tirada Dadka Uu Haleelay Xanuunka Covid-19

     Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in ay samaynayo Sahamin lagu ogaanayo tirada dadka uu haleelay  Xanuunka Covid-19. Sahamintan oo…

Xildhibaanada Golaha Wakiillada oo Loo Qaybiyay Waxka-Bedelka iyo Kaabista Xeerka Shaqaalaha Rayidka

     Hargeisa  Xildhibaanada golaha Wakiillada Somaliland ayaa loo qaybiyay waxka-bedelka iyo kaabista xeerka shaqaalaha rayidka ah xeer lambar 31/2021. Fadhigan…

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Laga Helay Coronavirus

     Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Cabdiiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylic), ayaa shaaciyay in uu ku dhacay xanuunka safmarka ah ee Coronavirus.…