March 10, 2021

March 10, 2021

Xukuumada Oo Ka Hadashay Muda haraad Ay Maanta Sameeyeen Ardayda Dugsiga Salaama Iyo Amarada Ay la Dul Dhigtay Dugsiyada.

Ardayda dhigata dugsiga sare ee salaama ee magaalada hargaysa ayaa manta sameeyay mudo haraad ay kaga cabanayaan iskuulkooda kaasi oo…

Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysa Ah Ee Liiska Musharixiinta Ay Ugudbinayaan Komishanka Doorashooyinka

Gudoomiye kxigeenka kowaad ee xisbiga xaakimka kulmiye Axmed cabdi dheere ayaa musharixiinta ku war galiyay maalinta kama danbaysa ee xisbiga…

Muranka Biyo Xidheenka Wabiga Niil Ee Udhexeeya Itoobiya Iyo Masar Oo Kor Usii Kacay Xili Itoobiya Ku Gacan Saydhay Dalab Loosoo Jeediyay.

: Muranka Biyo Xidheenka Wabiga Niil Ee Udhexeeya Itoobiya Iyo Masar Oo Kor Usii Kacay Xili Itoobiya Ku Gacan Saydhay…

Gudidii Loo Magacaabay Dhacdadii Dugsiga Nuuradiin Oo Go,aamo Soo Saaray

Gudi uu wasiirka wasaarada waxbarashadu umagacaabay dhacdadii ka dhacay dugsiga sare ee nuuradiin qaybtiisa inamada ayaa soo saaray awaamiir la…

DAAWO;-Xildhibaan Wali Xaawo Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xisbiga Wadani Iyo sobobta!

Xildhibaan Wali Axmed Xaawo oo kamid ah xuldhibaanada golaha wakilada ee wakhtigoodu dhamaanayo ayaa sheegay in uu iska casilay  xubinimadii…

Madaxwayne Biixi Oo Lafilayo In Uu Isku Shaandhayn Ku Sameeyo Golaha Xukuumadiisa+ Tirada Xilalka Banaan Ee Ubaahan In La Buuxiyo!

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu dhawaan isku shaandhayn ku samaynayo Xukuumaddiisa. Ma jiro War rasmiya…

DAAWO;-Shirwaynaha 5aad Ee Ururka Qareenada Somaliland Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Hargaysa

Wasiirada wasaarada cadaalada,xidhiidhka golayaasha iyo  masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada ayaa ka qaybgalay shirwaynaha ururka qareenada somaliland oo maanta ka…

Golaha Wakiillada Somaliland Oo Ansixiyay Ajandaha Kal-Fadhigooda 45aad

Golaha Wakiilada Somaliland PHOTO FILE      Fadhigaas waxa shirgudoominaayay gudoomiyaha golaha wakiilaada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa ku sugnaa…