March 5, 2021

March 5, 2021

Jabuuti Oo Marti Gelisay Tartanka Dhinaca Orordada Ah Oo Ay Ka Qayb Galayaan 17 Dal Somaliland Kamid Tahay!

JABUTI(W,N)-Dawlada jabuuti ayaa marti galinaysa tartanka caalamiya oo dhinaca orodada ah kaasi oo ay kaqaybgalayaan 17dal oo ay Somaliland ku…

Agaasimaha Guud Ee W. Deegaanka Oo Dhagax Dhigay Xaruntii 2aad Ee Kobcinta Dhirta

     Ceerigaabo (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga C/naasir Axmed Xirsi, Somaliland ayaa maanta gobolka Sanaag…

Burco: Xisbiga UCID Oo Qaabilay Afar Murashax Oo U Tartamaya Goleyaasha Wakiiladda iyo Deegaanka

     Xisbiga mucaarad ah ee UCID ayaa shalay magaaladda Burco ku qaabilay afar murashax oo xisbigaasi uga kala tartamaya doorashooyinka…

Ciidamadda Ilaaladda Xeebaha Somaliland Oo Hawl-gallo Ka Fuliyay Badda

     Ciidamadda ilaaladda xeebaha Somaliland ayaa saqdii dhexe ee xalay waxay hawl-gallo ka fuliyeen xeebaha goboladda Saaxil iyo Sanaag iyo…

Khaliifka Murashaxa Golaha Wakiiladda Ee 2021-ka Intaynu Ka Aragnay

     Jamhuuriyadda Somaliland 30-sanno waxay la dhitinaysa inay maamulka ku fidiso Gobolada Sool iyo Sanaag Bari & Budoodle. Halka duntu…

Musharrax 3aad Oo Ku Soo Biiray Tartan Loogu Jiro Guddoomiye-nimada Golaha Wakiillada Ee Soo Socda

     Musharixii Madaxweyne ku-xigeen ee xisbiga mucaaradka ee UCID Prof.  Axmed Muuse Abyan,  ayaa shaaciyay inuu u sharaxan yahay golaha…

Xoghayaha Guud Ee Wakiillada Oo Sharaxay Qodobo Mihiima oo lagu Majeerto Xisbiga Kulmiye

     Xughayaha guud ee golaha wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE, ku ammaanay in…