March 1, 2021

March 1, 2021

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Saylici Oo Wax Laga Waydiiyay Waxa Uqorshaysan Inuu Qabto Marka Mudo Xileedkiisu Dhamaado!

Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo ay waraysi layeelatay warbaahinta dawladu ayaa ka hadlay shaqada uu xafiiskiisu uhayo qaranka Sidoo…

DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Xeerka Haayada Caymiska Oo Ay Waxka Badal Ku Sameeyeen.

ildhibaanada golaha guurtida somailand oo maalmihii udanbeeyay ka doodayay xeerka haayada caymiska qaranka oo hore usoo ansixiyeen golaha wakiiladu ayaa…

“Xukuumadu Marka Ay Tidhaahdo Reeruhu Cid Hasoo Sharaxaan, Iyada Ayaa Qabyaaladii Bilaabaysa”Eng Maxamed Xaashi.

Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa dhaliilo culus ujeediyay xukuumada iyo xisbiyada qaranka oo uu sheegay in ay isagu qabyaaladii kazoo…

Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Daahfuray Tababar Ku Saabsan Nidaamka Maaraynta Xogta Maaliyadeed Ee Dawlada Hoose.

Xarunta Dowlada Hoose ee Degmada Gabiley ayaa manta lagu qabtay xaflad lagu daah furayay Nidaamka Maareynta Maaliyadeed ee Dowlada hoose…

Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Marwo Khadra Xayd Ka Difaacday Hadalo Aflagaado Ah Oo Ay Kula Dul Dhacday Idil Farmaajo. Toronto(W,N)-

Halgamaa Fanaanad Shamis Cali faarax (Shamis Qarda Jeex) Oo Kamid Ahayd Gabdhihii fanaaniinta ahaa ka Qayb Qaatay Halgankii Xornimo doonka…