February 28, 2021

February 28, 2021

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Ururka Caalamiga ah Ee Dhismaha Nabadda

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed oo uu wehelinayay la taliyaha Maxkamadda Sare Dayib Muxumed…

Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi) Oo Ku Geeriyooday Hargaysa.

CSI MADAXWEYNE: 28/02/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa,…

DAAWO;- Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Tukaraq.

TUKARAQ(W,N)-Abaandulaaha ciidanka qaranka Somaliland oo uu weheliyo taliyaha aaga bari ee ciidanka qaranka iyo badhasaabka gobolka sool ayaa gaadhay fadhiisimada…

DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Iska Difaacay Eedo Uga Yimid Ururka Mujaahidiinta Sooyaal.

Gudoomiyaha haayadaqaxoontiga iyo barakacayaash qaranka Cabdikariim Xinif ayaa iska difaacay eedo ay usoo jeediyeen xubno kamid ah ururka mujaahidiinta sooyaal…

Bulsho TV Oo Raali-gelin Ka Bixiyay War Uu Hore U Baahiyay

     Telefishanka gaarka loo leeyahay ee Bulsho TV oo xaruntiisu tahay magaaladda Hargaysa ayaa raali-gelin ka bixiyay war uu todobaadkan…

U Jeedadda Kulan Dhex Maray komishanka Tamarta iyo Shirkadaha Korontadda

     Komishanka Tamarta qaranka ee Somaliland ayaa kulan la yeeshay masuuliyiinta shirkadaha bixiya addeegyadda Korontadda ee dalka ka hawl-gala. Kulankaasi…

Somaliland: Olole Dadka Lagaga Baadhayo Covid-19 Oo Goboladda Laga Fuliyay

     Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maalmihii la soo dhaafay goboladda dalka ka fulisay olole bulshadda lagaga baadhayay  si bilaash ah…

Mashruuca Tamarta Cadceedda Cusbitaalka Laascaanood Oo Xadhiga Laga Jaray

       Waxaa maanta xadhiga laga jaray mashruuca Tamarta Cadceedda ku shaqeeya oo laga hirgeliyay cusbitaalka guud ee magaaladda Laascaanood.…