February 27, 2021

February 27, 2021

DAAWO;-Maxbuus 20Sano Ku Xidhnaa Jeelka Hargaysa Oo Lasii Daayay.

Maxbuus 20sano ku xidhaan jeelka hargaysa ayaa manta dib uhelay xoriyadiisii kadib markii uu sidii loosii daynlahaa uu ka shaqeeyay…

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Deg Deg Wax Uga Qabato Tabashada Ciidamada Qaranka.

Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa ka hadlay tabashada kazoo yeedhay ciiidamada qaranka Somaliland ee jiida hore kuwaasi oo…

Dawlada Maraykanka Oo Cuna-qabatayn Ku soo Rogtay Qaar ka mida Madaxda Boqortooyada Sucuudiga.

Dhawaan ayay ahayd markii dawlada maraykanku shaaciyay cida amartay dilkii wariyihii sucuudiga udhashay ee lagu dilay dalka turka oo ay…

Dawladda Taiwan Oo Malaayiin Dollar Kaga Qayb-qaadanaysa Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Somaliland.

Dawladda Taiwan, ayaa Somaliland ku caawinaysa Dhaqaale ay ugu talo-gashay inay kaga qayb-qaadato Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada oo la…

Latest News Bali-gubadle: Dhul Daaqsimeed Seereyaal Laga Samaystay Oo La Baabiiyay

     Maamulka gobolka Hawd ayaa maanta ka tirsan gobolkaasi ka fuliyay hawl-gal lagu  baabiinayay dhul daaqsimeed ay dad gaar ahi…

Saameyn Weyn oo Ka Dhalatay Dagaalka Xuduudda Ee Itoobiya iyo Suudaan

      Qoxootiga reer Itoobiya ee ku sugan magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ayaa sheegay in tani iyo markii ay billowdeen…

Wareysi lala yeeshay Gudomiyaha xisbiga CAHDI

     Muqdisho–Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu ku saabsan yahay is-afgarad dhowaan dhexmaray Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo musharraxiinta mucaaradka ah.…

Axmed Inni Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Musharaxiin U Tanaasulay

     Xildhibaan musharax Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini), oo ka mid ah golaha Wakiiladda ahna musharax utaagan doorashada soo socota.…