Monday, September 16, 2024
HomeWararkaDAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Lasoo Degay Gaadiid Tiro Badan.

DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Lasoo Degay Gaadiid Tiro Badan.

Dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa lasoo degtay gaadiid kala duwan oo ka kooban 7gaadhi kuwaasi oo cusub iskuguna jira  gaadiidka gurmadka caafimaadka iyo kuwo kale oo ay baahi wayn uqabtay dawlada hoose ee gabiley.

Sidoo kale dawlada hoose ayaa lasoo degtay cagafyo iyo gaadiidka qaada xashiishka.

Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka iyo xubno katirsan dawlada hoose ayaa ka hadlay gaadiidka ay lasoo degaan ka maamul ahaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version