February 24, 2021

February 24, 2021

DAAWO;-Beesha Subeer Awal Oo Deegaanka Arabsiyo Hadhimo Sharafeed Ugu Samaysay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland + Waxyaabihii Ku Cusbaa!

Suldaan Guud Ee beelaha somaliland Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo wafti Dhaqan oo uu hogaamnayo ayaa magaalada arabsiyo…

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Xidhiidhka Taiwan La Samaysatay Somaliland Uu Muujinayo Sida Caalamku U Danaynayo Gobolka Geeska Afrika!

Qaramada Midoobay waxay sheegtay in Somaliland Iyo Taiwan si isku mid ah u raadinayaan Aqoonsi Caalami ah Qaramada Midoobay, ayaa…

Maayadka Laascaanood Oo Bulshadda Ugu Baaqay In Ay Xarunta Nafaqaynta Caruurtoodda Geeyaan

    Maayarka magaaladda Laascaanood ayaa ugu baaqay qoysaska barokaceyaasha ah xarunta nafaqaynta caruurta oo ku taalla cusbitaalka guud ee Laascaanood. C/casiis…

Caynaba: Qoysaska Barokaceyaal ah Oo Caawimo La Gaadhsiiyay

     Qoysas barokaceyaal ah oo degan Kaam ku yaalla magaaladda Cynaba oo todobaadkii hore ay guryahoodii ka gubteen ayaa loo…

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo La Wareegay Dhir Kor Loogu Qaadi Doono Bilicda Wasaaradaas

     Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa dhir kala wareegay urur ka mida…

Madaxweyne ku-xigeenka JSL Oo Ka Qayb-galay Shir-weynaha Haweenka Ee Doorashooyinka +SAWIRRO

 Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay munaasibad loo qabtay haweeen weynaha Somaliland ee…

Hargeysa: Tababar Loo Furay Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Warfaafinta +SAWIRRO

     Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Maxamed Yuusuf Ismaaciil, ayaa maanta tababar ku saabsan foomamka qorshaynta…