February 22, 2021

February 22, 2021

Madaxwaynaha Jsl Oo Madaxtooyada Ku Qaabiley Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.

Madax-dhaqameedka Deegaanka Marxuumka Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo dhawaan geeriyooday, ayaa madaxweynaha la yeeshay kulan ay kaga mahadnaqayaan doorkii shariifka…

DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Jidh Dil Iyo Xadhig Ay Ciidamada Boolisku Kula Kaceen Suxufiyad Hoodo Garays!

Masuuliyiin katirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Ayaa hoyga ay ka degan yihiin ku booqday magaalada hargaysa Hoodo Garays Iyo…

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Oo Murashixiinta Uga Digay In Ay Soo Qaataan Shahaadooyin Been Abuur Iyo Talaabooyinka Ay Ku Hubinayaan

Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Daa’uud Axmed Faarax, ayaa shaaciyey in maalinta berri ee 23-ka bisha Febuary la bilaabayo…

Guddoomiyaha Horyaal TV Oo Ka Hadlay Xadhiga Weriye Hoodo Garays

     Guddoomiyaha telefishanka Horyaal TV Maxamed Cismaan Mirre (Sayid), ayaa wax laga xumaado ka xumaaday jidh dil iyo dhaawacyo ay…

Somaliland: Tiradda Kiisaska Covid-19 Oo Todobaadkan Si Weyn U Korodhay

     Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in ay maalmahan  aad u soo kordheen faafitaanka iyo kiisas aad u fara badan…

Golaha Guurtidda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah

     Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka shaqaalaha Rayidka ah ee Xeer Lanbar 31/2020-ka. Xeerkaasi  oo muddo hor yaallay…

Sool: Wasaaradda Deegaanka Oo Bur-buriyay Dhuxul Fara Badan

     Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa deegaamo ka tirsan gobolka Sool  ka fulisay hawl gallo ay ku…

Madaxweynaha Puntland Oo Eeddo Culus U Jeediyay Farmaajo

     Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa dhaliilo culus u jeediyay madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo. Eedahaasi oo la…