HomeWararka𝗡𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗮𝘀𝗸𝗶𝗶𝘀𝗶𝗶 𝗗𝗶𝗹𝗮𝘆 𝗞𝗮 𝗱𝗶𝗯 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗔𝘆 𝗠𝗶𝗹𝗶𝘅 𝗔𝗺𝗮 𝗖𝘂𝘀𝗯𝗼 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗱𝗶𝘀𝗮𝘆...

𝗡𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗮𝘀𝗸𝗶𝗶𝘀𝗶𝗶 𝗗𝗶𝗹𝗮𝘆 𝗞𝗮 𝗱𝗶𝗯 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗔𝘆 𝗠𝗶𝗹𝗶𝘅 𝗔𝗺𝗮 𝗖𝘂𝘀𝗯𝗼 𝗸𝘂 𝗯𝗮𝗱𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗖𝘂𝗻𝘁𝗼 𝗮𝘆 𝘂 𝗸𝗮𝗿𝗶𝘀𝗮𝘆

Booliska Hindiya ayaa xabsiga u taxaabay nin 46 sano jir ah oo xaaskiisa u dilay sababta ay cuntada ugu badisay cusbada.
Sarkaal boolis ah oo lagu magacaabo Milind Desai ayaa BBC-da u sheegay: “in Nikesh Gag, oo ka mid ah shaqaalaha bangiga Thane, oo ku yaalla magaalada Mumbai ee galbeedka Hindiya, uu caro darteed u ceenjiyay xaaskiisa Nirmala oo 40 jir ah ka dib markii ay cusbo ku badisay cuntada.
Eedeysanaha ayaa markii dambe isku soo dhiibay Saldhigga Boliska, wuxuuna Booliska u sheegay inuu qabo Xanuunka Dhiig-karka.
Qoyska gabadha ayaa booliiska u sheegay in eedeysanaha iyo xaaskiisa ay muddo ka doodayeen “arrimaha qoyskooda”.
bbc
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments