Ardayda dhigata dugsiga sare ee salaama ee magaalada hargaysa ayaa manta sameeyay mudo haraad ay kaga cabanayaan iskuulkooda kaasi oo ay ciidamada amaanku ka hor tageen in uu sii faafo

Wasiirka wasaarada waxbrashada,wasiir kuxigeenka arimaha gudaha ayaa kormeer deg deg ah ku tagay dugsiga salaama kaasi oo ay ku dajinayaan xaalada ardayda

Sidoo kale wasiirka wasaarada waxbarashada ayaa awaamiir culus dul dhigtay maamulka dugsiyada gaarka loo leeyahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *