Xudun: Axmed Awoowe Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Golaha Wakiiladda

0
113

Xudun (HP): Waxaa maanta magaaladda Xudun ee gobolka Sool lagu qabtay munaasibad lagu shaacinayay murashaxnimadda Axmed Maxamuud Caateete (Awoowe), oo u tartamaya xildhibaanadda golaha Wakiiladda Somaliland.

Murashax Axmed Maxamuud Awoowe, ayaa shaaciyay inuu ka sharaxan yahay xisbiga Kulmiye, doorashadda golaha Wakiiladda ee soo socota.

Waxaana xafladaasi ka soo qayb galay xubno ka tirsan xisbiga Kulmiye, maamulka degmadda Xudun, odayaal, waxgaradka, dhalinyaro iyo haween.

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *