Xoghayaha Warfaafinta UCID Oo Farriin U Diray Masuuliyiinta Xisbiga Ee Goboladda

0
172
    

Xisbiga mucaaradka ee UCID ayaa fariin ku aadan arrimaha doorashooyinka u diray murashaxiinta.

Xoghayaha warfaafinta xisbiga UCID Yuusuf Kayse C/laahi, ayaa ugu baaqay masuuliyiinta xisbigaasi ee goboladda iyo degmooyinka dalka in ay xogta murashaxiinta u gudbiyaan komishanka doorashooyinka.

Yuusuf Kayse C/laahi, oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta xisbiga ee Hargaysa ayaa faray in berito faylasha nurashaxiinta lagu xereeyo xarumaha komishanka ee heer gobol.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *