Warsaxaafadeed kazoo baxay xisbi xaakmika kulmiye islamarkaana uu ku sexeexan yahay gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga axmed cabdi dheere ayaa la sheegay in siyaasi maxamuud xaashi laga saaray xubinnimadii xisbiga islamarkaana aanu ku hadli Karin magaca xisbiga kulmiye

Sidoo kale xisbiga kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta ay xubinnimadii xisbiga uga noqdeen siyaasi maxamuud xaashi oo maalmahan wadahadalo kula jiray xisbiga wadani,,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *