HomeWararkaXisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysa Ah Ee Liiska Musharixiinta Ay...

Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysa Ah Ee Liiska Musharixiinta Ay Ugudbinayaan Komishanka Doorashooyinka

Gudoomiye kxigeenka kowaad ee xisbiga xaakimka kulmiye Axmed cabdi dheere ayaa musharixiinta ku war galiyay maalinta kama danbaysa ee xisbiga liiska musharixiinta ugudbinayo komishanka

Sidoo kale gudoomiye axmed ayaa musharixiinta ku wargaliyay in ay ilaa sabti 10;subnimo wixii ka horeeye ay soo xereeyeen waxyaabaha ka dhiman faylashooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments