HomeWararkaXilliga Uu Qabsoomayo Shirweynaha Gollaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani oo La Shaaciyay

Xilliga Uu Qabsoomayo Shirweynaha Gollaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani oo La Shaaciyay

Xisbiga Waddani
Xisbiga Waddani
    

Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa shaaciyay xilliga uu qabanayo shirkiisa gollaha dhexe.

Sidaana waxa warbaahinta u sheegay maanta Cismaan Af-gaab oo ah guddoomiyaha gollaha dhexe.

Afgaab, wuxuu sheegay in dhammaan xubnaha gollaha dhexe ee Xisbiga WADDANI, lagu war gelinayo in la qabanyo shirkaa oo uu ka dhacayo Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

“Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan xubnaha gollaha dhexe in shirkii gollaha dhexe la qabanayo 30 March 2021, waxaana lagu war gelinayaa dhammaan xubnaha Xisbiga in ay ilaaliyaan xilliga oo kasoo qayb galaan.” ayuu yidhi, Af-gaab.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments