HomeWararkaXildhibaanadda Guulaystay Ee Gobolka Saaxil Oo La Shaaciyay

Xildhibaanadda Guulaystay Ee Gobolka Saaxil Oo La Shaaciyay

Home  Latest News

Xildhibaanadda Guulaystay Ee Gobolka Saaxil

    

Komishanka doorashooyinka gobolka Saaxil ayaa galabta ku dhawaaqay natiijadda hor dhaca ah ee xildhibaanadda golaha Wakiiladda guulaystay ee gobolkaasi.

Tiradda guud ee xildhibaanadda laga doonayay in ay ka soo baxaan gobolka Saaxil, ayaa dhan 12 xubnood, kuwaasoo ay kala heleen saddexda xisbi qaran.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments