HomeWararkaXildhibaan Cumar Jaamac Oo Loo Doortay Xoghayaha Guud Ee UCID

Xildhibaan Cumar Jaamac Oo Loo Doortay Xoghayaha Guud Ee UCID

    

Guddiga fulinta ee xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee UCID ayaa xoghayaha guud ee xisbigaasi u doortay xildhibaan Cumar Jaamac Faarax.

Kadib kulan ay shalay xarunta dhexe ee xisbiga UCID ee magaaladda Hargaysa ku yeesheen guddiga fulinta ee xisbigaasi.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments