HomeWararkaXildhibaan Barkhad Batuun Oo Dhagax Dhigay Xanaano Laga Dhisayo Xaafada Daami, Looguna...

Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Dhagax Dhigay Xanaano Laga Dhisayo Xaafada Daami, Looguna Magacdaray Xaliimo British

Xildhibaan barkhad batuun iyo waxgaradka xaafada daami oo uu weheliyo maayar kuxigeenka caasimada hargaysa ayaa saaka dhagax dhigay xanaano ay yeelanayso xaafada daami oo uu xildhibaanku hore ubalanqaaday dhaqaale isaga lasiiyay uu sheegay in uu ku dhisayo

Sidoo kale xanaanadan ayaa loogu magacdaray marwo xaliimo aw cumar British oo iyadu dhawaan xildhibaan ku warejisay 200000dollar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments