Wasiirka wasaaradda xanaanadda xoolaha iyo kalluumaysiga ee Somaliland ayaa beeniyay dhaliilo loo jeediyay mashruuca tayaynta calafka xoolaha.

Gaar ahaana mashruuca taranta xoolaha iyo tayaynta calafka xoolaha ee mashruuca banka Wajaale.

Wasiir Siciid Sulub Maxamed, oo maanta warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in mashruucaasi uu yahay  mashruuc uu qaranku hindisay oo muddo soo socday.

Waxaanu waxba kama jiraan ku tilmaamay dhaliilo uu mashruucaasi u jeediyay xildhibaan ka tirsan golaha wakiiladda Somaliland.

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *