HomeWararka“Waxaynu Horumar Ku Gaadhaynaa Inaga Oo Aflagaadada Iyo Cayda Iska Dayna, Oo...

“Waxaynu Horumar Ku Gaadhaynaa Inaga Oo Aflagaadada Iyo Cayda Iska Dayna, Oo Isku Duuban”Gudoomiye Faysal cali Waraabe,

Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo madal ka hadlayay ayaa ka digay hadalada aflagaadada ah ee masuuliyiintu isku mariyaan warbaahinta isagoo soo jeediyay in wax wanaagsan loo sheego dhalinyarada somalilandna ay isku duubni horumar ku gaadhayso.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments