HomeWararkaWasiirro Soo Kormeeray Dhismaha Jidka Laascaanood iyo Kalabaydh

Wasiirro Soo Kormeeray Dhismaha Jidka Laascaanood iyo Kalabaydh

    

Wasiirrada wasaarrada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka iyo hawlaha guud Guryeynta iyo dhulka Somaliland iyo badhasaabka Sool ayaa maanta kormeeray jidka isku xidha Laascaanood iyo Kalabaydh.

Kormeerkaasi ayay masuuliyiintu soo koreereen dhammaan inta dhisamaha Jidka wax laga qabtay, inta dhiman, waxaana bulshada degaankaas aan bogaadinay isku tashiga baaxadda leh ay ku talaabsadeen horseedkana ay ugu noqdeen guud ahaan ummada Somaliland.

Waxay dhan kele guddiga dhismaha iyo ka maaamul Gobol ahaanba aanu u mahad cellinaynaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Wasaaradda Jidadka iyo shaqaalaha RDA iyo Gud, Bashe maxamed Farah dhiirigellin iyo garabgal la garabgalay mashruucan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments