HomeWararkaWasiirro Kormeeray Dhismaha Wadadda Berbera Corridor

Wasiirro Kormeeray Dhismaha Wadadda Berbera Corridor

    

Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta kormeeray Wadadda Berbera corridor  ee isku xidhaysa wadamadda Somaliland iyo Itoobiya oo uu dhismaheedu socdo.

Waxaana ka mid ahaa weftigaasi wasiirrada maaliyadda, ganacsiga iyo dalxiiska iyo masuuliyiin kale, kuwaasoo kormeerkoodda ka bilaabay mashruuca Berbera corridor qaybtiisa Wajaale.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments