HomeWararkaWasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Booqday Dufcadii 1aad Ee Qalin Jebinta Dastuurka

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Booqday Dufcadii 1aad Ee Qalin Jebinta Dastuurka

Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa booqday goobaha lagu diyaarinayo xaflada qalin jebinta dufcadii Koowaad ee baratay dastuurka.

Wasiirka waxaa kormeerkaasi ku wehelinayay agaasimaha guud ee wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka, iyo masuuliyiin kale.
Waxaanay masuuliyiinta Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka JSL Oo maanta kulan la qaatay Gudiyadda Diyaarinaya Xaflada Qalin Jebinta Dufcadii Kowaad ee ka Qalin Jebisa Xarunta Barashada Dastuurka iyo Waddaniyada Somaliland.
Tiradda ardayda baratay dastuurka Somaliland ee dhawaan qalin jebin doona ayay tiradoodu dhan tahay saddex kun oo arday.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments