Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka daah-furtay shirka qorshaha dib u eegista isbedelka cimilada qaranka.

Marwo Shukri Xaaji Ismaacil Baandare, waxaa furitaanka kulankaasi ku weheliyay agaasimaha guud ee wasaaradaaai C/nasir Axmed Hirsi, iyo masuuliyiin kale.
Waxaana kulankaasi la isku weydaarsaday dood cilmiyeed ku saabsan sidii Somaliland ugu diyaar garoobayso isbedelka cimilada oo aduunkoo dhan saameeyey.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *