HomeWararkaWasiirka Caafimaadka Oo Daah-furay Mashruuca Dar-dargelinta Addeegyadda caafimaadka Ee Maanka

Wasiirka Caafimaadka Oo Daah-furay Mashruuca Dar-dargelinta Addeegyadda caafimaadka Ee Maanka

    

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka daah-furay mashruuca dar-dargelinta addeegyadda caafimaadka ee Maanka ama Maskaxda.

Kulankaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka Somaliland waxaa ka soo qayb galay wasiirradda wasaarradaha caafimaadka, maaliyadda, iyo diinta iyo awqaafta ee Somaliland.

Sidoo kale waxaa daah-furka barnaamijkaasi  ka soo qayb galay agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka, xubno ka mida dhakhaatiirta dalka, ganacsatadda Qaadleyaasha oo ka qayb qaadanaya mashruucaasi iyo masuuliyiin kale.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments