HomeWararkaWasiir Hinda Gaandi Oo Beenisay Wararka Sheegaya In Madaxwaynuhu Gacan Uqaaday Ka...

Wasiir Hinda Gaandi Oo Beenisay Wararka Sheegaya In Madaxwaynuhu Gacan Uqaaday Ka Hor Intii Aanu Xilka Ka Qaadin.

Wasiirkii hore ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada marwo hinda jaamac xirsi ayaa beenisay warar been abuur ah oo laga faafiyay oo lagu sheegay in madaxwaynuhu gacan uqaaday ka hor intii aanu xilka ka qaadin

Ex wasiir hinda ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warkaasi isagoo sheegtay in uu madaxwaynuhu markii horena isagu magacaabay hadana uu isagu uu xilka kaqaaday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments