HomeWararkaWasaaradda Deegaanka Oo Oo Gebagabaysay Barnaamij 13 Maalmood Socday

Wasaaradda Deegaanka Oo Oo Gebagabaysay Barnaamij 13 Maalmood Socday

    

Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa muddo 13 maalmood ah barnamij isugu jiray wacyigelin iyo tababaro ka fulisay goboladda dalka.
Barnaamijkaasi oo la xidhiidhay wacyigelin la xidhiidha ilaalinta deegaanka iyo duur joogta iyo tababaro ayaana maanta lagu soo gebagabeeyay gobolka Sanaag.
Waxaana barnaamijkaasi fulinayay agaasimaha waaxda duur joogta ee wasaaradda deegaanka Somaliland.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments