HomeWararkaWarbixin: Xaaladaha Siyaasadeed ee Ka Dhextaagan Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani

Warbixin: Xaaladaha Siyaasadeed ee Ka Dhextaagan Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani

    

Kulmiye oo doonaya in boodhka laga jafo jeegaantii waagu ku baryey iyo Waddani oo qaabaynaya shaxdii uu guul ku gaadhi lahaa doorashada madaxtooyada.

Cabdiraxmaan Cirro oo dhiniciisa uu ka dabcay qorshihii xisbiga Waddani isla gartay ee gudoomiyaha xisbiga loogu cumaamadayey Xirsi iyo taladii Cabdiqaadir Jirde oo wali miiska u saaran xisbigiisa iyo wada hadalka siyaasi Maxamuud Xaashi oo u socda.

Muuse Biixi beesha bariga Burco ka sugaya inay ku soo heshiiyaan cida uu xisbiga ugu wareejinayo iyo saadaasha laga bixinayo inuu musharaxana u raacin karo.

Warbixintan Waxaa Ka Diyaariyay Weriye C/rasaaq Good:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments