HomeWararkaWararkii ugu dambeeyey ee xaaladda deegaanka masaajidka Cali Guduud ee al-Shabab laga...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda deegaanka masaajidka Cali Guduud ee al-Shabab laga saaray

Muqdisho(Haldoor News):-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan la wareegay deegaanka Masaajidka Cali Gaduud oo hoos taga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo sanado badan ay al-Shabaab maamulayeen. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada dowladdu ay ka saareen miinooyin deegaanka lagu aasay.

Col. C/qaadir Xasan Qoondhe, oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan deegaanka Cali Gaduud ayaa ka waramay xaaladda deegaanka. Jamaal Axmed Cismaan ayaa qadka telefoonka kula xiriir

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments