Madaxtooyadda Somaliland ayaa hadda waxa ka bilaabmay wadda haddalo,kuwaas oo u dhexeeya Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka Xisbiga Mucaaradka Somaliland
Wadda haddalkan oo loo ballansanaa 18 May kaddib ayaa hakaday,haseyeeshee caawa ayey dhinacyaddu ay dib u bilabeen.
