Waxgaradka, Dhalinyarada, iyo haweenka Beesha fiqi jibriil oo kamid ah beelaha dega gobolka gabiley iyo Deegaanada itoobiya ayaa munaasibad balaadhan oo ay Habeenkii xalay ku qabteen magaalada wajaale taageero umuujiyay musharixiinta beesha reer cabdi cali eeĀ  ukala sharaxan maxamed cismaan liimo oo utartamaya golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo eng maxamed dayib oo usharaxan golaha deegaanka degmada gabiley kana sharaxan xisbiga ucid.

Sidoo kale waxaa munaasibad kusoo dhaweeyay taageeradooda ,waxgaradka iyo odoyaasha beesha reer cabdi cali oo uga mahad celiyay isbahaysiga siyaasadeed ee ay la yeesheen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *