Komishanka Tamarta qaranka ee Somaliland ayaa kulan la yeeshay masuuliyiinta shirkadaha bixiya addeegyadda Korontadda ee dalka ka hawl-gala.

Kulankaasi oo ka qabsoomay xarunta komishanka Tamarta ee magaaladda Hargaysa ayaa la xidhiidhay sidii ay is xog waraysi u yeelan lahaayeen komishanka Tamarta iyo shirkadaha bixiya addeegyadda Korontadda.

Waxaana kulankaasi markii uu soo dhamaaday ka warbixiyay guddoomiyaha komishanka Tamarta Axmed Faarax Cadare, iyo xoghayaha komishankaasi.

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *