HomeWararkaTalaalka Covid-19 Oo Laga bilaabay Laascaanood

Talaalka Covid-19 Oo Laga bilaabay Laascaanood

    

Waxaa maanta rasmi ah looga daah-furay magaaladda Laascaanood tallaalka xanuunka Coronavirus.
Talaalka oo ay daah-furtay wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa lagu bilaabay masuuliyiinta dawladda ee gobolka Sool.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments