Machadka tababarka shaqaalaha dawladda ee Somaliland ayaa 41 ka mida shaqaalaha dawladda waxay u soo gebagabeeyeen tababar la xidhiidha maamulka xafiisyadda iyo istcimaalka tignoolajiyadda IT-ga.

Xubnahaasi shaqaalaha ah oo muddo todobaad ah uu tababarku u socday ayaa lagu barayay culuumta la xidhiidha maamulka xafiisyadda iyo adeegsiga kombuyuutaradda xiliyadda ay shaqadda dawladda ku jiraan.

 

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *