Shaqaalihii ugu wanaagsanaa sanadkii tegay ee Kastamka Kalabaydh ee gobolka Gabiley ayaa baalmatino la guddoonsiiyay.
Shaqaalahaasi oo tiradoodu dhamayd lix qof ayaa lagu soo xulay sidii ay shaqo wanaaga u muujiyeen sanadkii tegay ee 2020-ka.


Sida uu sheegay maamulaha Kastamka Kalabaydh C/xakiin Maxamed Guuleed (cawaale).


Waxaana shaqaalahaasi abaalmarinaha guddoonsiiyay agaasimaha waaxda kastamadda ee wasaaradda Maaliyadda iyo agaasimaha waaxda shaqaalaha ee wasaaradaasi.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *