HomeWararkaOodweyne: Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Oo Kumanaan Geel ah Talaalaysa

Oodweyne: Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Oo Kumanaan Geel ah Talaalaysa

    

Wasaaradda xanaanadda xoolaha Somaliland ayaa maanta gobolka Daad-madheedh ka bilawday olole Geella lagu tallaalayo.

Barnaamijkani daawaynta Geella ayaa saaka si rasmiya uga bilaabmay afarta degmo ee ugu waaweyn gobolka Daad-madheedh.

Waxaana barnaamijkaasi lagu talaali doonaa kumanaan Geell ah, kaasoo ay fulinayaan dhakhaatiir ka socda wasaaradda xanaanadda xoolaha Somaliland.

DAAWO: Dhakhaatiirta Oo Ka Warbixinaya U Jeedadda Talaalkaasi:

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments