:Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu hanti dhawraha guud ku amray in ay baadhis maaliyadeed ay ku sameeyaan  komishanka doorashooyinka Somaliland.

Maxay noqon karaan ujeedooyinka ka danbeeya baadhista Muuse Biixi ku beegsaday guddida doorashooyinka Somaliland?

DAAWO: Warbixin Arrintaasi Ku Saabsan:

 

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *