HomeWararkaMunaasibad Ku Saabsan Xanuunka Festula Oo Boorama Lagu Qabtay

Munaasibad Ku Saabsan Xanuunka Festula Oo Boorama Lagu Qabtay

    

Kulan la xidhiidha xanuunka Festula ee haweenka ku dhaca ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Boorama.
Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay badhasaabka gobolka Awdal, maayarka Boorama, masuuliyiinta caafimaadka ee Awdal, iyo masuuliyiin oa socday haayadda UNFPA.
HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKAASI:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments